AKHRISO: Magacyada 8 –da Musharax ee Khamiista Khudbadaha Jeedin doonta

Berri oo khamiis ah Xildhibaanada Aqalka Sare iyo sidoo kale golaha Shacabka waxaa  khudbado ka horjeedin doona Sideed Musharax oo uu ka mid yahay Madaxweynaha Hadda Talada Haya

Musharaxiinta Khudbadaha jeedin doona Khamiista ee ay shaaciyeen Guddiga Doorashada Madaxweynaha ayaa kala ah:

  1. Axmed Maxamed Cabdi
  2. Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi
  3. Bashiir Raage Shiiraar
  4. Jibriil Ibraahim Cabdulle
  5. Xasan Sheekh Maxamuud
  6. Saciid Cabdullaahi Deni
  7. Saciid Ciise Maxamuud
  8. Shariif Sheekh Axmed.

Musharaxiinta u tartameysa xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa looga kala qeybiyay Saddex kooxood, waxaana laga dhigay Mid Sideed .