AKHRISO: Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Galgaduud

AKHRISO: Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Galgaduud

SHARE

C/kariin Xuseen Guuleed Madaxweynaha Galmudug ayaa Maxamed Cali Cilmi u magacaabay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Galgaduud.

Xuseen Cali Wehliye ayaa horey u ahaa Guddoomiyahii Gobolka Galgaduud.

 

2-3